Seddex Sabab oo Saciid Deni taajka Madaxweynaha Puntland loogu suray !!

Tiro ma laheyn musharraxiinta Puntland. Wixii qof xil moodo ayaa qof kale xarrago moodaa. Nin guuleyso is lahaa, mid gurmad ahaan gaashaanka u watay, CV-iiga hakuu gasho mid ay ka aheyd, intaba doorshadi Puntland ayey kasoo muuqdeen. Prafossorada PHD-ga wata, waxaa lagu yiri ”Adeer mar i dage Allah dago, mar labaad i dagase anigas dagay”.Horaan ugu … Continue reading Seddex Sabab oo Saciid Deni taajka Madaxweynaha Puntland loogu suray !!